SAWIRRO: Xildhibaannada Galmudug oo loo furay Tababar ku saabsan kobcinta awoodda iyo xirfadaha shaqo

May be an image of daisGuddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan kobcinta awoodda iyo xirfadaha shaqo ee Xildhibaannada iyo hawlwadeennada Golaha Wakiillada.

Tababarkan oo uu bixinayo khabiir sharci, Abuukaate Cali Sheekh Aadan Yuusuf, ayaa diiradda lagu saarayaa kor u qaadista aqoonta sharciyeed, xirfadaha shaqo iyo awoodda hay’adeed ee Golaha.

Ujeeddada tababarka ayaa ah xoojinta hufnaanta iyo tayada shaqo ee Golaha Wakiillada, si loo horumariyo gudashada waajibaadka dastuuriga ah iyo howlaha maalinlaha ah ee hay’adda sharci-dejinta Galmudug.May be an image of one or more people and daisMay be an image of dais and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and suitMay be an image of one or more people, newsroom and daisMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people, dais and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments