WAR-SAXAAFADEED
Muqdisho, 14 Nofeembar 2026
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay wargelinaysaa in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qayb ka ah diyaar-garowga shirka.
Gogosha, oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud fidiyay 26-kii Oktoobar 2026, ayaa dhawaan furmi doonta.
DHAMMAAD

