Kooxaha burcada Internetka ayaa mar kale jabsaday Hay’adda Denbi-baadhista FBI-da Mareykanka ,waxaa si gaar ah loo jabsaday xogaha keydka diiwaannada xasaasiga ah.
Dhacaan loo geystay xogaha Hay’ada danbi baarista Mareykanka ayaan ahayn markii ugu horeysay balse hore ayaa sidan oo kale loo jabsaday ilaa iminkana ma jirto koox sheegatay.
Sidoo kale warbnaahintada dunida ayaa wariyeen dhacdadaan ka hor in la weeraray oo la dhexgalay nidaamka lacagaha ee Waaxda Beeraha Mareykanka,sidoo kale dalalka reer Yurub ayaa iyagana la kulma weeraro dhanka intermetka ah oo la mid ah mida Mareykankla lagu hayo.
Injineero indha-yarta sida Shiinaha iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa aad loo tuhusan yahay inay ka danbeeyaan weraraadaan lagu hayo Mareykanka iyo Yurub ama dalalka la isku dhaho reer Galbeedka.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM
