Dowlada Mareykanka oo maanta xaqiijisay in askarigoodii ugu danbeeyay ka baxay Somlaia gaar ahaan saldhigoodii ugu weynaa ee Bali doogle oo ku yaal Gobolka Shabeelaha hoose.
Saraakiil u hadashay Mareykanka ayaa ku sheegeen sababta ay Garoonka diyaaradaha balidoogle uga baxeen inay tahay kadib markii uu burburay garoonka gaar ahaa dhabaha ay siyaaraduhu ku cararaan.
Mareykanka waxay intaask ku dareen in diyaaradahooda soo degaya iyo kuwa dhoofaya ay qatar wajaheen madaama dayactir xooggan uu u baahan yahay garoonka.
Dhanka kale Mareykanka waxay tilmaameen iney sii wadi doonaan kaalmadooda dhanka Milateriga Somalia islamarkaa aysan ka wada baxayn guu dahaa somalia.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA DAYNIILE.COM