Dabaq Maanta ku soo dumay Nairobi oo sababay dhimasho badan

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa sheegaya in mar kale Magaalada Nairobi uu ku soo dumay dabaq dhismihiisu socday inkastoo wali faah faahin horu dhac ah aan laga helin.

Dhismaha oo ku dumay Waddada Mombasa waxaa ku dhintayi 6 ruux,xili kooxaha gurmadka ay goobta soo gaareen kuwaasoo durba bilaabay inay gurmad sameeyaan.

Dabaqan dumay oo 8 biyaano ka ³kooban  ayaa ku dumay meel u dhow saldhigga tareenka casriga ah (SGR).

Wararku waxay intaasi ku darayaan in 5 qof laga soo badbaadiyay dhismaha dumay kuwaasoo qaarkood loo qaaday goobaha caafimaadka.

XAFIISKA WARARKA SIYASADA

DAYNIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments