War ka soo baxay 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐫𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 Carabta 𝐚𝐲𝐚𝐚 lagu 𝐬𝐡aaciyay 𝐢𝐧ay hore u xireen Safaaradooda Somalia ee fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho kadib markii shalay Dowlada Somalia shalay sheegtay in 72 saax u qabteen inuu Somalia uga baxo safiirka Imaaraadka
Sidoo kale Imaaraadku waxay shegeen iny shaqaalahooda dib lomaasiyadeed kala baxeen Muqdisho bishii janaayo ee sanadkaan kadib khilaafkii soo kala dhexgalay iyaga Dowlada Somalia.
Safaaradeena Muqdisho hore ayaan u xirnay,shaqaalaheenana waxaan la baxnay 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐢𝐢 𝐉𝐚𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 𝐤𝐚𝐝𝐝𝐢𝐛 𝐭𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐚𝐰𝐚𝐝a 𝐥a𝐡aa 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐤𝐚𝐜𝐝𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐫𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Imaaraadka
Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee maaraadka Carabta ayaa cambaareysay tallaabooyinka ay qaaday Dowlada Somalia iyagoona xusay in talaabooyinka Somalia qaadeyso ay dhaawaci karto xiriirka iyo iskaashiga labada dal sida Wasaraadu warka u dhigtay.
“Dowladda Soomaaliya waxay ku dhaqaaqday tallaabooyin ka hor imaanaya danaha wadajirka ah ee labada dal” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay wasaarada arimaha dibada Imaaraadka

