Saciid Deni muxuu kala hadlay Safiirta Britain ee Somalia

Garoowe : 16 November 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Amniga, Siyaasada iyo horumarinta, arrimaha Puntland waxaa si gaar ah looga hadlay Hawlgalada Argagixisada looga Ciribtirayo deegannada Puntland.

-DHAMMAAD-

-XAFIISKA WARFAAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLANDMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of textMay be an image of one or more peopleMay be an image of the Oval Office and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and daisNo photo description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments