Qadar iyo UK oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labadaada Dal

Chief of Staff, UK Chief of Defence Staff discuss military cooperation ...Taliyaha Ku-meel-gaarka ah ee Qadar ee Hawlgallada Wadajirka ah, Khalifa Ahmed al-Emadi, ayaa la kulmay Taliyaha Hawlgallada Wadajirka ah ee Boqortooyada Midowday, Alun Marshall, intii uu booqasho ku joogay Doha.

Sida uu sheegay Wasaaradda Difaaca ee Qadar, labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo danaha iska leh iyo siyaabaha loo xoojin karo loona horumarin karo iskaashiga dalalkooda.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay dhowr sarkaal oo milatari oo sarreeya oo ka socday labada dhinac, sida lagu daray qoraal lagu daabacay X.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments