Masuuliyiin kala duwan oo Saaka ku sii qul-quleysa Jowar xili caleema saarka Hogaamiyaha Hirshabelle uu maanta dhacayo

May be an image of helicopter and textJOWHAR (DAYNIILE.COM)-Saaka iyo shalay waxaa Magaalada Jowhar ku sii qulqulaya Masuuliyin kala duwan oo ka tirsan Dowlada Somalia kuwo xilal soo qabtay iyo kuwa hada haya intaba.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xasan Muungaab shalay ayuu gaaray,Maanta waxaa sidoo kale tagay Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Cali Geedi,Hogaamiyaha Maamulka Koofurgalbeed Aadan Madoobe, Hogaamiyaha Maamulka Waqooyi Bari C/qaadir Awcali Firdhiye iyo masuuliyiin kale.

Hogaamiyaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa masuuliyiintaan dhamaantood kaga hor tagay Garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere ee Magaalada Jowhar oo ah xarunta Maamulka Hirshabelle iyo xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people and suitMay be an image of helicopter

May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments