Madaxweyne Xasan “Geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida waxaa idin saaran mas’uuliyadda ilaalinta amniga, madax bannaanida iyo midnimada dalka”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khuadba uu Maanta jeediyay wuxuu si gaar ah ula hadlay ciidamada Xooga Dalka isagoona ku dhiirigeliyay geesinimadooda.

Madaxweynaha wuxuu ciidamada u sheegay inay yihin geesiyaasha Qaranka ee u xilsaaran ilaalinta amniga iyo Midnimada Dalka.

“Geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida waxaan leeyahay waxaad tihiin gaashaanka qaranka, waxaana idin saaran ma’uuliyadda ilaalinta amniga, madax bannaanida iyo midnimada dalkeenna iyo dadkeenna.” ayuu yiri Madaxweyne Xasan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments