Dowlada Somalia oo War ka soo saartay dad Kenyaan ah oo lagu laayay Mandera

War-saxaafadeed

Muqdisho, 12, November, 2026: Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay cambaaraynaysaa weerarka kooxaha argagaixsada ah ay ku dileen sideed muwaadin oo Kenyaan ah.

Dawladdu waxa ay tacsi u diraysaa ehellada shacabka ku naf wayay weerarkaas fulaynimada ah.

Argagixisadu waa cadow caalami ah, una baahan in si wadajir ah loola dagaalamo, iyaga iyo cidkasta oo xiriir la leh, isla markaana aan la ogaalaan in gabaad la siiyo, iyaga iyo kuwa xiriirka la leh toona.
–DHAMMAAD-May be an illustration of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments