DAAWO: Shariif SH. Axmed oo si jees jees ah uga hadlay askariga Dowlada ee Dayniile lagu qabtay isagoo dhaawaca ah

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shekh Axmed ayaa si jees jees ah uga hadlay dagaalkii maanta ka dhacay Xaafada warlaliska ee Degmada Dayniile kaasoo lagu qabtay ciidamo Dowlada ka tirsan oo mid ka mida uu dhaawac ahaa.

“Beesha Murusade waa  inay ehelkiisa ku wareejiyaan Askarigii ay nolosha ku qabteen maadaama aysan jirin dowlad lagu wareejiyo”ayuu yiri Shariif

Sidoo kale Shariif wuxuu carabka ku adkeeyay in askariga qaladka loo horseeday islamarkaana ay tahay in loo naxariisto,laguna wareejiyo ehalkiisa iyadoon wax dhibaato ah la gaarsiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments