DAAWO: Madaxweyne Xasan oo sharaxaad ka bixiyay habka uu caasimada u siiyay Hiiraan iyo shuruudaha laga rabo

JOWHAR (DAYNIILE.COM)- Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo galabta xaflada caleema saarka kaga dhawaaqay inuu caasimada Maamulka Hirshabelle siiyay Gobolka Hiiraan ayaa hadana wax shuruudo u eg uu ku xiray qorshihiisa.

Sidoo kale Madaxweyne sharaxaad dheeraad ah ayuu ka bixiyay habka uu caasimada u siiyay Hiiraan iyo waxyaabaha laga rabo isagoo waliba ku sii daray in xitaa ay wareeg tahay oo marba Gobol uu caasimada qaadan doono.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments