DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadna,weerar afka ana ku qaaday Dowlada

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid C/laahi Deni oo hadal ka jeedinayay dhagax dhiga dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan sidoo kalana difaacay xiriirka uu la leeyahay Dalka Imaaraadka.

Saciid Deni wuxuu sheegay in aysan aqbali doonin Puntland go’aanada kasoo baxa dowladda dhaxe ee ay ka mid tahay in Imaaraadku ka baxo dalkeena meel kasta oo ay ka joogaan isagoona taas badalkeedana carabka ku adkeeyay ineey sii wadan doonaan heshiisyadii Imaaraadka ay hore ula galeen.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka hadalada Saciid Deni:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments