DAAWO: Qoor-Qoor oo xilka Gamudug ku wareejiyay Hogaamiyaha cusub ee Galmudug Liibaan Axmed Xasan

SHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ah Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa goor dhaw si rasmi ah wuxuu xilka ugu wareejiyay Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Galmudug,  Liibaan Axmed Xasan.

Qoor Qoor wuxuu mid mid ugu wareejiyay Liibaan dhamaan Faylasha heshiisyada Galmudug la gashay shirkado kala duwan kuwaadoo qeyb ka ah horumarinta Galmudug.

Faylasha Qoor-Qoor uu wareejiyay waxaa ka mid ah dhismaha ku socda Garoonka Diyaaradaha Dhuusa-mareeb iyo Dekada Hobyo kuwaasoo dhawaan la dhameystiri doono madaama ay meel wanaagsa n marayaa  sida Qoor-Qoor sheegay.

Hogaamiye Liibaab wuxuu khudbad ka jeediyey munaasabadda uu kula wareegay xilka hoggaamiyaha Galmudug.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments