Madaxweynaha Somalia Xasan Sheejkh Maxamuud oo hada khudbad ka jeedinaya xaflada caleema saarka Hogaamka cusub ee Galmudug ayaa weerar afka ah ku qaaday mucaaradka iyo Gudoomiyihii Maxkamada sare ee uu xalay xilka ka qaaday.
Madaxweyne Xassan ayaa isagoon magaciisa sheegin wuxuu soo hadal qaaday isku dayga iyo talaabada dhanka sharciga uu qaaday Baashe Yuusuf oo ah GudoomiyihiiMaxkamada sare.

