Cali Jeyte oo si kulul uga hadlay kooxihii weeraray Garoonka diyaaradaha Baladweyne

Jen.Cali Jayte Cusmaan oo ah hogaamiyaha Macawisleyda Gobolka Hiiraan ayaa si kulul uga hadlay dadkii ka danbeeyay weerarkii dhawaan lagu qaaday garonka diyaaradaha Baladweyne
“raggii falkaasi ka dambeeyay waa in loo aqoonsadaa qaswade”auuu yiri Cali Jeyte
Jen. Cali Jeyte wuxuu  soo jeediyay in baarayaal loo soo diro Baladweyne si ay u baaraan  dhacdadii ka garoonka ugaas khaliif.
Sidoo kale wuxuu carabka ku adkeeyay in Siyaasi Dan gaar ah leh aan loo xiri karin danaha Gobalka Hiiraan
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA DAYNIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments