Mucaaradka Golaha Mustaqblka oo qaadacay gogoshii uu dhigay Madaxweyne Xasan

Mucaaradka Golaha Mustaqblka ayaa qaadacay oo diideen inay ka qeybgalaan gogoshii uu Muqdisho dhigay Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.
Shirkaan oo beri loo balansanaa ayay Dowladu xustay in looga hadlayo doorashooyinka Dalka gaar ahaan mida Faderaalka.
Hadalka ama go’aanka Mucaaradka Golaha Mustaqbalka ayaa imaanaya xili saacadihii ugu danbeeyay Safiirka Turkigu kulamo kala duwan la yeeshay Mucaaradka  isagoo doonaya inuu ku qanciyo gogosha uu dhigay Madaxweyne Xassan.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments