War-saxaafadeed
Muqdisho, 12, November, 2026: Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay cambaaraynaysaa weerarka kooxaha argagaixsada ah ay ku dileen sideed muwaadin oo Kenyaan ah.
Dawladdu waxa ay tacsi u diraysaa ehellada shacabka ku naf wayay weerarkaas fulaynimada ah.
Argagixisadu waa cadow caalami ah, una baahan in si wadajir ah loola dagaalamo, iyaga iyo cidkasta oo xiriir la leh, isla markaana aan la ogaalaan in gabaad la siiyo, iyaga iyo kuwa xiriirka la leh toona.
–DHAMMAAD-

