Hogaamiye ku xigeenka Hirshabelle oo Baladweyne ka sheegay in Madaxweyne Xasan caleema saarka kaga dhawaaqayo in Hirshabelle caasimadeeda Hiiraan la siiyay

Hogaamiye ku xigeenka Hirshalle C/fataax Xasan Afrax ayaa Magaalada Baladweyne kaga dhawaaqay in Caasimadda maamulka Hirshabeelle laga wareejinayo magaalada Jowjar islamarkaaba la siiyay reer Hiiraan inay caasimada noqdaan.
“Madaxweyne Xasn maanta ayuu caleena saarka Jowhar ka socda wuxuu kaga dhawaaqayaa in Hiiraan la siiyay caasimada Hirshabelle ” ayuu yiri Hogaamiye ku xigeenka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments