Xaflada Caleema saarka Hogaamiyaha Galmudug oo ka socota Dhuusa-mareeb iyo Madaxda ugu sareysa oo ka qeybgaleysa

May be an image of aircraftWaxaa duhurnimadaan maanta ah ka socota Magaalada Dhusu-Mareeb Xaflada caleema saarka Hoaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Liibaan Axmed Xasan.

Madaxda ugu sareysa Dowlada Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,Ra’isulwasaare Xamza Cabdi Barre iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka C/qaadir Maxamed Nuur ayaa dhamaantood gaaray Dhuusa-mareeb islamarkaana khudbadooda ka jeedinaya.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisaayaa si weyn loogu soo dhoweeyay  Dhuusa-mareeb marki uu garoonka kaga hortagay  Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan.

Xaflada Caleema saarka waxaa sidoo kale ka qeybgalaya hoggaamiyeyaasha dowlad-goboleedyada iyo marti sharaf kale oo ay ku jiraan diblomaasiyiin shisheeye.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments