SAWIRRO: Shacabka Dalka Philippines oo isu soo bax ku gubay calanka Mareykanka markii Trump uu booqasho ku tagay dalkaasi 

Anti-Trump protesters burn an American flag during a demonstration against US President Donald Trump's meeting with the Philippines' President Ferdinand Marcos Jr., in Manila, Philippines, November 18, 2026. REUTERS/Hollie Adams TPX IMAGES OF THE DAYMANILA (DAYNIILE.COM)-Boqolal shacab ah oo u dhashay Dalka Philippines ayaa isugu soo baxay caasimada Dalkaasi ee Manila iyagoo muujiyay sida ay uga soo horjeedaan socdaalka uu dalkooda ku joogo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Shacabka waxay Banaanbaxyadu ku gubeen calanka Maraykanka intii lagu guda jiray kulan uu Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump la yeeshay Madaxweynaha Philippines Ferdinand Marcos Jr, oo ka dhacay Maanta Magaalada Manila ee xarunta Dalka Philippines sida ay baahisay wakaalada wararka Reuters.

Sababaha shacabka Philippines u diidan yihiin booqashada dalkodoa ee Trump ayaa lagu sheegay armo ku saabsan dagaalada Mareykanku caalamka ka wado sida kan Iran ka socda oo kale.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMepa13388063 Protesters holding placards and banners march along a road during a rally against the visit of US President Donald Trump near the Malacanang presidential palace in Manila, Philippines, 18 November 2026. Trump is scheduled to meet Philippine President Ferdinand Marcos Jr. for a series of bilateral meetings after attending the 49th ASEAN Summit. EPA/FRANCIS R. MALASIGProtesters take part in a demonstration as US President Donald Trump visits in Manila on November 18, 2026, following the 49th Association of Southeast Asian Nations (ASEAN) Summit. (Photo by Nhac NGUYEN / AFP)Anti-Trump protesters burn an American flag during a demonstration against US President Donald Trump's meeting with the Philippines' President Ferdinand Marcos Jr., in Manila, Philippines, November 18, 2026. REUTERS/Hollie Adams TPX IMAGES OF THE DAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments