SAWIRRO: Muxuu ku saabsan yahay shirka lagu soo hadal qaaday dhaqaalaha Dowlada Somalia siiso maamulada dalka ee wakiilada caalamkuna fadhiyeen

May be an image of one or more people, television and textHantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulankii 5-aad ee Guddiga Hagidda Mashruuca EU SFA TA. Kulankan waxaa ka soo qaybgalay Kuxigeenka Hantidhowraha Guud ee Hawlaha Baarista, saraakiil ka tirsan XHGS, wakiillo ka socday Midowga Yurub, Adam Smith International iyo Hantidhowrayaasha Guud ee Dowlad-goboleedyada dalka.

Kulanka ayaa looga hadlay halka uu marayo mashruuca EU SFA TA, daba-galka hirgelinta talooyinka hantidhowrka, iyo hawlaha baarista gaarka ah ee la xiriira lacagaha Dowladda Federaalka ay u wareejiso Dowlad-goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Hantidhowraha Guud ayaa bogaadiyey taageerada Midowga Yurub, isaga oo adkeeyey muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee dalka, gaar ahaan horumarinta tayada baarista, ilaalinta hantida guud iyo isla-xisaabtanka maaliyadda dowladda.May be an image of tableMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of tableMay be an image of studyingMay be an image of one or more people, people studying and textMay be an image of one or more people, people studying, newsroom and daisMay be an image of one or more people, people studying, dais and textMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people, people studying, dais and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments