DAAWO: Ergo Madaxweyne Xasan ka socota oo gaartay Baladweyne

BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Batroolka Somalia Daahir Shirre Maxamed iyo Hogaamiyaha macawisleyda ahna la taliyaha Madaxweyne Xasan Caii Jeyte Cusmaan ayaa gaareen Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan halkaasoo shacab badan ay ku soo dhaweeyeen.

Wasiir Daahir Shire oo si gaar ah uga hadlay ujeeda socdaalkooda ayaa ugu horeyn cadeeyay inay ka socdaan Dowlada Somalia oo ay ergo ka yihiin Madaxda Dowlada islamarkaana ay u yimaadeen sidii loo xalin lahaa khilaadka reer Bariga Hiiraan iyo Dowlada Somalia.

Haddaba faah faahinta hadalada wasiirka halkaan ka daawo:-

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments