Madaxweynihii ugu horeeyay Maamulka Hirshabelle oo ku geeriyooday Dalka Masar

May be a black-and-white image of one or more people, beard and people smilingMadaxweynihii ugu horreeyey ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa xalay ku geeriyooday Dalka Masar kadib arimo caafimaad oo uu halkaasi u joogay maalmihii ugu danbeeyay.
Cali Cabdullaahi Cosoble Allaha u naxariistee waxay ehelkiisu sheegeen inuu isbitaal ku jirey maalmihii ugu danbeeyay halkaasoo looga dawaynayay xanuuno soo wajahay balse ugu danbeyn xalay uu u geeriyooday.
Masuuliyiin badan ayaa tacsi u direy waxaana ka mid ah Madaxweynihi hore ee Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo kaasoo alle uga baryay inuu siiyo naxariistiisa iyo janadiisa.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments