Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxa kaliya ee naga qariban waa Siyaasadda taasna waa wax laga heshiinkaro”.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arimaha siyaasada ee ay isku hayaan iyaga iyo mucaaradka iyo sida lagu xalin karo waqti xaadirkaan.

“Waxa kaliya ee naga qariban waa Siyaasadda taasna waa wax laga heshiinkaro”.ayuu yiri Madaxweyne Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments