Taliye ku xigeenkii Booliiska Somalia oo xilka iska casilay

Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliya Cabdala Cabdala Maxamed  ayaa Ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka uu hayay,tani waxay ku soo aadeysaa xili maalmo ka hor uu baraha bulshada soo geliyay qoraal uu ku sheegay in dalku xaalad adag ku jiro ayna suurtagal tahay in dalka ay qabsadaan alshabaab sidii Daalibaan u qabsatay Afganistan oo kale.

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments