SAWIRRO: Soo dhaweynta Hogaamiyaha Maamulka Waqooyi Bari ee Magaalada Jowhar

May be an image of one or more people and textJOWHAR (DAYNIILE.COM)-Hogaamiyaha  Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Somalia  Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa saaka gaaray Caasimadda Dawladd Goboleedka Hirshabeele ee Jowhar si uu uga qaybgalo caleemasaarka Madaxda la doortay ee Hirshabeele.

Hogaamiyaha maanta la caleema saarayo ee Horshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Guud-laawe) ayaa garoonka Jowhar kaga hortagay soona dhaweeyay Hoggaamiyaha Dawladd Goboleedka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) isaga iyo  wafdigiisa.
Sidoo kale Hogaamiyaha Koofurgalbeed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Jowhar islamarkaana lagu soo dhaweeyay xili lagu wado in Madaxweynaha Somalia sna uu soo gaaro Magaalada Jowhar.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people, suit and daisMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people  May be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of dais

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments