Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasii nayaa ka dhawaajiyay inuu jiro shirqool caalami ah oo la rabo in Dalka iyo Dowladnimada lagu burburinaauo.
Fahad wuxuu xusay in Madaxweyne Xasan yahay fuliyaha shirwoolkaan sida qoraalkiisa ku cad.
Qoraal uu Fahad soo dhigay barihiisa bulshada oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-
Qoraal uu soo dhigay b
𝐍𝐀𝐂𝐀𝐒, 𝐍𝐀𝐂𝐅𝐈 𝐋𝐄𝐇
Shirqool dalka lagu burburinayo ayuu qayb ka yahay Xasan Sheekh. Ficillada iyo farsamada uu ku dhaqaaqayo dal shisheeye ayaa usoo dhiiba, isna wuu fuliyaa oo kaliya, iyadoo looga dhigayo inuu xukunka kusii joogayo qaabkaas.
Waxaa kaloo laga dhaadhicyay Soomaaliya waa inaad madax kasii ahaato ama aysan kaa dambeynin iyadoo dowlad ah.
Shirqoolka wuxuu leeyahay hal maskax oo gadaal ka wada hagaysa iyo hal taliye oo labada aag kala amraya.

