Gudoomiyihii hore ee Maxkamada sare Baashe Yuusuf kaasoo xalay uu xilka ka qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Seekh ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay warqad ku asteysan 5-ta bisha November taasoo uu ku sheegay burin Dastuurka cusub ah.
Hadaba halkaan ka akhriso qoraalka Gudoomiyaha xilka laga qaaday:-





