DAAWO: Majaajilo cajiib ah oo laga sameeyay maqnaanshaha Saciid Deni ee Caleema saarka Hogaanka cusub ee Galmudug

DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Kooxda Kala-maan ee Radio Kulmiye ayaa xaflada caleema saarka Hogaanka Galmudug ee hada ka socota Dhuusa-mareeb waxay ku soo bandhigeen Majaajilo cajiib ah oo ay ka sameeyeen maqnaanshaha Saciid Deni ee Caleema saarka Hogaanka cusub ee Galmudug.

Laba jilaa oo sheekada sameysay ayaa midka koowaad wuxuu oronayaa Saciid Deni aaway madaxdii kale waa joogtaahe, kadib ayuu ku jawaabayaa kan kale Boowe hada Puntland ma garan kadhaanaanii,doorashadii ay qabsadeen dariskooda xalaasha Puntland waa taageedhay Madaxweyne Deni-na luuquu ka soo hambalyeeyay ileen hambalyo waa Hambalyee.

Xaflada caleema saarkana wuu iman lahaayeen wuxuu ogyahay in Madaxweyne Xasan ka soo hormarahayo.

Hadaba faah faahinta oo qosol badan muqaalkaan kaga bogo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments