HomeWararka Ciyaaraha MaantaMadaxda ugu sareysa Dalka oo ku dhawaaqday in Dalku bad-baado u...

Madaxda ugu sareysa Dalka oo ku dhawaaqday in Dalku bad-baado u baahan yahay

Madaxweynaha Somala Xassan Sheikh iyo Raisulwasaare Xamze oo Madaxtooyada kulan ku yeeshay ayaa ku dhawaaqay in dalku badbaada iyo go,aan qaran uu u baahanyahay.
Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa looga hadlay amniga guud ee Dalka la dagaalanka Alshabaab,doorashooyinka dalka iyo la dagaalanka Alshabaab.Labada masuul oo u yeeray saraakiisha Ciidamada ayaa  qiray in dalka lagu soo duulay islamarkaana loo baahan yahay in midnimo lagu wajaho.
Sidoo kale masuuliyiinta waxay xuseen inay ka shaqeynayaan doorashada dalka iyo sidii looga heshiin lahaa khilaafka siyaasiga ee u dhexeeya Dowlada,siyaasiyiinta qaar iyo Maamul goboleedyada qaar.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments