Kismaayo, 14 November 2026 – Hogaamiyaha Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa dikreeto ku magacaabay Mukhtaar Sheekh Axmed Cabdulle inuu noqdo Madaxweyne Ku-xigeenka Labaad ee maamulka Jubaland.
Maamulada kale uga duwan yahay in maamulada kale ee dalka ay leeyihiin hal madaxweyne ku xigeen sidoo kale waxay uga duwan yihiin in la soo doorto bale jubaland sidaad aragtaan Axmed Madoobe isagaa soo magacaabay.
MaamulkaJubalandwuxuu
