Madaxweyne Xasan oo Maanta u socdaalaya Dalka Uganda

May be an image of aircraft

Sida uu cadeeyay laguna shaaciyay TV-ga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo oo hal maalin ah wuxuu ku tagaya dalka Uganda gaar ahaan caasimada Kampala .
Madaxweyne Xassan waxaa u qorsheysan inuu la kulmo dhigiisa Uganda Yoweri Museveni kasoo uu kala hadli doono arimo dhiowr ah sida arimaha ciidamada Midowga Afrika ee howlgalka AUSSOM iyo waliba xiriirka labada dal.
Sida TV-ga Qaranku cadeeyay wuxuu Madaxweyne Xasan kala hadi doonaa dhigiisa Uganda qorshaha kala guurka ah ee Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ay kula wareegayaan amniga dalka.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments