Madaxeynaha Somalia xasan Sheekh ayaa mar kale saaka weerar afka ah ku qaaday mucaaradkiisa xili uu hadalo ka jeedinayay xarig jar uu u sameynayay wadada jamhuuriya ee Degmada Kaaraan taasoo uu dhisay Maamulka Gobolka Banaadir
“Dadkaaga codka weydiiso lacagta Abuu hebel dalkaaga haku dumine, shacabka Soomaaliyeed waxaan leeyahay jiritaankeena ciddii duulaan ku ah aan iska qabano,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
