BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo maleeshiyaad reerkiisa ah la hadlayay ayaa ku dhawaaqay inay weerar qaadayaan inkastoo uusan cadeyn halka ay ku wajahan yihiin.
Muqaal laga soo qaaday isagoo la hadlayay maleeshiyaadkiisa reerkiisa ayuu Ugaasku ku sheegayaa inay marka uu u dhamaado is urursiga ciidamada reerka kadib ay duulaan qaadi doonaan.
Muuqaalka qeyta hore ayuu duulaanka kaga hadlayaa inta danbana waa cod hore markii uu u yeeranayay y dhamaan ciidamada Milateriga reerkiisa ee ku jira Dowlada Somalia .
Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka:-
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

