Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Aaranka C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa wax laga weydiiyay mid ka mid ah su’alaaha ugu badan ee la is weydiyo taasoo ahy In markii xilka laga qaaday uu qeylo iyo mucaaradnimo bilaabo.
Sanbaloolshe wuxuu si fudud uga jawaavay in waxa Xasan ka qeylisiinayay markuu mucaaradka ahaa isagana uu hada u qeylinaayo.