TEL AVIV (DAYNIILE.COM)-Gantaal laga soo riday Dalka Yemen ayaa xalay saq-dhexe ama saaka waabarigii wuxuu ku dhacay Magaalada Tel Aviv ee Xarunya Israa’iil xili khasaare nafeedna uu geystay.

Nidaamka difaaca Israa’iil ayaa awoodi waayay inuu ka hor tago gantaalkaasi oo ay ka war heleen markuu ku habsaday koonfurta Jaffa ee Magaalada caasimada ah ee Tel Aviv.

Advertisement

14 ruux oo Yuhuud ah ayaa la soo sheegayaa inay ku dhaawacmeen qaraxa ka dhashay gantaalka ay soo rideen Yemeniyiinta kuwaasoo hore u sheegey inay weeraradooda ku garab istaagayaan walaalahooda reer Gaza ee cadowga Yuhuudu maalin kasta xasuuqayaan.

Saraakiisha Yuhuuda ama Israa’iil ayaa gantaalka Yemen ku tilmaamay ee guuleystay waxay ku tilmaameen dhacdo dhif iyo naadir ah madaama sida ay ku faanayaan ay leeyihiin nidaa diaac

 

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Israeli emergency services work at the scene of a missile strike that, according to Israel’s military, was launched from Yemen and landed in Jaffa, south of Tel Aviv, Israel, December 21, 2024.People gather at the scene of a missile strike that, according to Israel’s military, was launched from Yemen and landed in Jaffa, south of Tel Aviv, Israel, December 21, 2024.

https://www.aljazeera.com/news/liveblog/2024/12/21/live-over-100-palestinians-killed-in-two-days-of-israeli-attacks-on-gaza

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here