HomeCiyaarahaXulka 17 jirada Somalia oo ka hor tagaya dhigooda Tunisa

Xulka 17 jirada Somalia oo ka hor tagaya dhigooda Tunisa

Xulka qaranka 17-jirada ayaa caawa 8:00 fiidnimo wuxuu la ciyaarayaa xulka dhigooda ah ee dalka Tunusia.

Macalinka Xulka 1-jirada Somalia ayaa soo saaray  shaxda uu caawa kala hortagayo dhigooda Tunusia .

Ciyaaraha Kubada Cagta Soomaaliya marka la eego wuxuu aad uga dhisan yahay dhanka 17 jirada oo sida la ogyahay 2 sano hor ay ku guuleysteen koobka africa ee 17 jirada.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
XIGASHO SAWIRADA ASTAAN SPORTS TV

May be a graphic of American football and text that says "安峰 STARTING STA AGIN PNG ABDIASIS AHMED (GK) 2 ANASABDI ANAS ABDI 5 LIBAN MOHAMED (C) 6 ABDIKADIR TAHLIL ABDIQANI FARAH ZAKARIYA OSMAN ANAS MOHAMED 8 ADIL NUR AZ 5 ZAKARIYA MOHAMED ABAS NUR HUSSEIN ALI SOMALIA VS TUNISIA + អអះឃ្ន 퇴박화 S ធា 눈그소방 ジ OFNATIONS CAF 1 MOROCCO25 SFF"

May be a graphic of ‎1 person, playing football, playing American football and ‎text that says "‎GO Ir ፍ ASTAAN SPORTS SENED MATCH Stade Ben Ahmed Ει Abdi اسان 08:00 PM 01 April 2025 F@F@astoansports f @astoonsports‎"‎‎

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -