May be an image of 2 people, dais, newsroom and text
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirt aiyo Daaqa XFS Xasan Xuseen Maxamed ayaa ka qeybgalay shirka 27-aad ee guddiga Keymaha iyo asbuuca Keymaha aduunka oo lagu qabtay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.

Wasiir Xasan Xuseen Maxamed oo ka mid ahaa masuuliyiinta shirka lagu casuumay sanadkan ayaa khudbad uu jeediyay waxaa uu kaga hadlay xaaladda keymaha Soomaaliya iyo sidii wax looga qaba laha caqabadaha heysta.

Shirka 27-aad ee guddiga keymaha oo lagu qabtay xarunta Hey’adda FAO, waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiirada Dhirta iyo Keymaha u qaabilsan qaar ka mid ah wadamada aduunka, iyo Ururo calami ah.
May be an image of 5 people, newsroom and textMay be an image of 7 people, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people, map, television, newsroom and texthttps://scontent.fnbo17-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/452172615_978076227692317_5210130569971599651_n.jpg?_nc_cat=101&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_eui2=AeFllXKl3145oQlou0zaR7R2opFak9G5mkmikVqT0bmaSYYxXAV7NBv6Se7bnVYJUOzPBrULjbli9dxw9O7ZOXqw&_nc_ohc=VO2EASB4pUYQ7kNvgG7Ulcg&_nc_ht=scontent.fnbo17-1.fna&oh=00_AYCiYbiGabLvOOYKRqRKnjPhYbEZ2MTNoRMBIhed3Q5O8g&oe=66A5205BMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 10 people, dais, crowd and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 11 people and textMay be an image of 9 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here