Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta Xukuumada Faderaalka Somalia ayaa durba sii magacowday gudiga maamuli doona arimaha xajka ee sanadka soo socda 2025/1446.
Qoraal ka soo baxay waaarada diinta Awqaafta iyo arimaha diita
Advertisement
Advertisement