Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Xukuumada Faderaalka Soomaaliya Jibriil C/rashiid Xaaji Cabdi ayaa ganacsatada Soomaaliyeed uga digtay inaysan la shaqeyn karin, waxna u fududeyn karin kooxaha Alshabaab.
Warka wasiirka oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-
Advertisement
Advertisement