HomeWarkiiTaliye Asad oo Caawa furay Buugga Tacsida Sarreeye Guuto Maxamed Sh. Yuusuf...

Taliye Asad oo Caawa furay Buugga Tacsida Sarreeye Guuto Maxamed Sh. Yuusuf Madaale

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Caawa furay Buugga Tacsida Sarreeye Guuto Maxamed Sheekh Yuusuf Cumar (Madaale ) oo ahaa halyey dalkiisa iyo dadkiisa u soo huray noloshiisa, kana mid ahaa tiirarka muhiimka u ahaa Ciidanka Booliiska .
Taliyaha oo Guriga marxuumka ku booqday Qoyska uu ka geeriyooday ayaa la wadaagay Tacsida, waxaana uu si gaar ah ula kulmay awlaadii uu ka geeriyooday isagoona u rajeeyey in samir iyo Iimaan alle ka siiyo, naxariistii janana uu ka waraabiyo marxuumka.May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 7 people, crowd and text that says "S T s/ CD SI"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -