Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war qoraala kaga hadlay baarlamaanka 3-aad ee Maamulka Jubaland kuwaasoo maanta la shaaciyay magacyadooda sidoo kalana la dhaariyay.
Xsbiga Himilo Qaran ayaa Hambalyo udiray Baarlamanka cusub ee Maamulka Jubaland.
Advertisement
Advertisement