LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool iyo xarunta Maamulka Khaatumo SSC.

Wafdiga Xildhibaanada Soomaaliyeed waxaa hoggaaminaysa Hab-dhowre ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Xildhibaanad Sahra Bundubte.

Xildhibaanada  waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay wasiiro Iyo xildhibaano katirsan maamulka KMG ah ee SSC-Khaatuma,waxayna durba kulamo la yeesheen hogaamiye ku xigeenka Maamulka KMG ah ee SSC Maxamed Ismaaciil Shiine.

Advertisement
Sidoo kale Xildhibaanada waxay is arki doonaan  qeybaha kala duwan ee bulshada Magaaladda Laascaanood ka hor inta aysan Magaalada Muqdisho ku soo laaban.

 

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

 

May be an image of 8 people, table and textMay be an image of 2 people and headscarfMay be an image of 1 person, newsroom and textMay be an image of 2 people and headscarfMay be an image of 2 people, headscarf and daisMay be an image of 3 people and headscarfMay be an image of 2 people, people smiling, headscarf and daisMay be an image of 3 people and headscarfMay be an image of 3 people and headscarfMay be an image of 1 person, headscarf and daisMay be an image of 1 person, smiling, headscarf and daisMay be an image of 10 people, lighting, table and daisMay be an image of 7 people, table, headscarf and daisMay be an image of 12 people, table and dais

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here