Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Uurdoox oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah ay dhex dhigeen beelo walaalo ah oo uu dagaal dhexmaray.

Xildhibaanka iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa tagay goobihii dagaaladu ka dhaceen,iyagoo ku guulaystay inay nabad dhex dhigaan labada dhinac.

Advertisement
Shirweyne xal looga gaarayo colaada ayuu sheegay in si-deg deg ah loo qaban doono, kaas qeyb ka yihiin dhamaan Odayaasha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada deegaanka.
May be an image of 4 people and textMay be an image of 6 people and treeMay be an image of 1 person, smiling and treeMay be an image of 4 people and treeMay be an image of 4 people and treeMay be an image of 3 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here