Xildhibaan C/raxmaan Abduqaadir Cadde ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxda hogaamineysa Dowlada Somalia isagoona carabka ku adkeeyay in xildhibaanada uu ka mid yahay waajib ka saaran yahay inay dalka ka qabtaan.
Wuxuu ku eedeeyay inay caado ka dhigteen wixii shalay ay ku edeynayeen madaxdii dowladii hore ,musuq maasuq-na u dheeryahay iyo waliba boobka hantida qaranka sida uu hadalka u dhigay.
Advertisement
Qoraal uu bartiisa acebbook soo dhigay ayaa sidan u qornaa:-
Advertisement