MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mid ka mida shirarkoodii caadiga ahaa waxay ku leeyijiin Xaruntoosa Magaalada Muqdishi
Shirka intuu socday waxaa la hor-keenay Xildhibaan Qaasim C/kariin kaasoo ay xildhibaanadu ugu codeeyeen xilka xubintii ka banaaneyd guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka.
Advertisement
Masuulkaan waxaa codadkooda u ogolaatay 148 xildhibaan halka laba xildhibaanna ay ka aamustay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement