Dalka Turiga waxaa maanta isku arkay Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed iyo Fahad Yaasiin oo ahaa Taliyihii Nabad sugida xiligii Dowlada Maxamed C/laahi Farmaajo.

Wararka qaar ayaa sheegaya Xisbiyada  Himilo Qaran iyo Nabad-iyo Nolal inay dhisanayaan isbaheysi siyaasadeed oo ka dhan Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Advertisement

Madaama bilihii ugu dambeeyay isla socdeen Labada Xildhibaan Farmaajo iyo Shariif ayaa wararku waxay xoojinayaan inay markaan dhisanayaan isbahaysigii ay Xasan Sheekh kaga hortagi lahaayeen marka doorashada la gaaro.

Siyaasiyiinta Mucaaradka waxaa ugu saameyn badan dhowr siyaasi kuwaasoo uu hormuud u yahay Xasan Cali Kheyre oo isna ay hada isla socdaan siyaasiyiin iyaguna mucaarad ah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here