Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranaka Mudane Suleyman Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Xeer Ilaaliye ku xigeennada cusub ee dhowaan la qaatay.

Shirka oo ujeedkiisu ahaa u kuurgalka natiijada xagga fahamka dacwad oogista Maxkamadda horteeda ee kasoo baxday tababaro shaqo oo dhowaan usoo gaba-gaboobay Xeer ilaaliyeyaasha cusub ee uu Xafiisku qaatay.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa kula dardaarmay Xeer ilaaliyeyaasha in ay u gutaan waajibaadkooda shaqo si ay ku jirto dhaqan-wanaag, karti, daacadnimo, hufnaan iyo ku dhaqanka sharciyada dalka, si loo taamyeelo dowlad dhiska Dalkeena. Soomaaliya.
May be an image of 1 person, newsroom and text
May be an image of 3 people and people studyingMay be an image of 2 people, beard and people studyingMay be an image of 9 people and tableMay be an image of 8 people, people studying and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 8 people, people studying, table and textMay be an image of 9 people, newsroom and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here